Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Madaxda Galmudug & Sababta ka dambeysa

Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la xiriira xaalada dalka kusoo korortay ee Cudurka Cornavirus. Munaasabadda Caleem-saarka ayaa Guddiga waxaa ay horey u iclaamiyeen in la qabto 26-ka Bishan,hayeeshee dib loo dhigey sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasiga … Continue reading Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Madaxda Galmudug & Sababta ka dambeysa